Kulan Khartuum ku dhexmaray Ra’isul Wasaare Khayre & Madaxweyne Al-Bashiir (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim ah oo ay uga wada hadleen adkaynta xariirka soo jireenka ah ee labada dal, amniga, kobaca dhaqaalaha, horumarka, maal-gashiga iyo iskaashiga horumarka gobalka guud ahaan. “Kulan mira dhal ah ayaan la yeeshay madaxweynaha … Continue reading Kulan Khartuum ku dhexmaray Ra’isul Wasaare Khayre & Madaxweyne Al-Bashiir (Daawo Sawirro)